Somalia

Corona Virus: Cabsi La'aan. Tusaha Caawinta

Waa kuwan jawaabaha su’aalaha inta badan la iska weydiiyo caabuqa Corona [COVID-19] taasoo ku saleysan wadahadallo aan la yeelanay khubaro kala duwan oo ka kala socda machadyo sare iyo falanqeynta hagayaasha CDC, WHO iyo MoHFW

Sawirro baraarujin ah: diyaargarowga Soomaalida

Waa sawirro iyo farshaxan loogu talagalay in la faafiyo oo dadka lagu wacyigaliyo.