Waa maxay COVID-19? COVID-19 (cudarka loo yaqaanay Nooval Koronavirus) waa nooc cusub ee feyras kamid ah, waxuuna u faafaa qof ilaa qof. Cudarkaan mareykanka iyo dalal kale oo badan ayaa laga helay.
Waa kuwan jawaabaha su’aalaha inta badan la iska weydiiyo caabuqa Corona [COVID-19] taasoo ku saleysan wadahadallo aan la yeelanay khubaro kala duwan oo ka kala socda machadyo sare iyo falanqeynta hagayaasha CDC, WHO iyo MoHFW
Buugan waxaa qoray dhakhaatiirta isbitaalka Zhejiang ee dalka Shiinaha. Waa malaha qoraalka ugu culus dhanka ilaalaha, kahortagga iyo daweynta cudurka COVID-19 iyo dhibaatooyinka Corona Virus. Waxa uu leeyahay sawirro aan hore loo arag.
Waa sawirro iyo farshaxan loogu talagalay in la faafiyo oo dadka lagu wacyigaliyo.